Ramaas Software , waa shirkad Soomaaliyeed oo dhista boggaga Internetka caalamiga ah , Barnaamijyada Internet-ka ku shaqeeya (Web applications), samaynta Logo-yinka (Logo design), Xayeesiiska internet-ka (Website promotion), Samayn iyo diiwaan gelinta magacyada websites-ka iyo Hosting-kaba.
Sirta Ramaas Software waa inay u gudbiso macaamiisheeda in ka badan intey filayeen. Taas oo naga dhigeysa barta hore ee qofkasta oo doonaya inuu sameysto bog internet ama barnaamij internet, meel kasta ha joogee qofkaasi.
Ramaas waxaad ula soo xiriiri kartaa 3 siyaabood:
1- Adigoo u soo dira E-mail-ka info@ramaas.com
2- Adigoo soo waca telefoonka shirkadda ee ah +44 20809 0679
3- Iyo adigoo soo booqda xarunta shirkadda ee cinwaankeedu yahay:
215a Uxbridge Road West Ealing W13 9AA London, UK |